Madasha Isbedellka Dhalinyaradda

Damal waxa uu Astaan u noqon doonaa islamarkaana diiradda saari doonnaa dhinacyada nabadda, dib u heshiisiinta, deegaanka, iwm

Nabad, Dib u Heshiisiin iyo Deegaan dhowr

Dhaqdhaqaaqan oo la yagleellay December 2021 waxa uu isku xiraa oo uu buunddo u yahay dabaqadda hogaanka iyo bulshada inteeda kale, si loo yareeyo farqiga labada dabaqadood.

Barnaamijyada

Madalo

Tabobarro xul ah oo dhalinyarada loo samayn doono, iyada oo la beegsanaayo xirfado iyo aqoon xaddidan oo aad wax uga tari karta mustaqbalkooda

Tabobarro

Tabobarro xul ah oo dhalinyarada loo samayn doono, iyada oo la beegsanaayo xirfado iyo aqoon xaddidan oo aad wax uga tari karta mustaqbalkooda

Doodo

Doodo xul ah oo dhalinyarada loo samayn doono, iyada oo la beegsanaayo xirfado iyo aqoon xaddidan oo aad wax uga tari karta mustaqbalkooda.
Play Video

Daawo warbixinada u dambeyay

Dhaqdhaqaaqan oo la yagleellay December 2021 waxa uu isku xiraa oo uu buunddo u yahay dabaqadda hogaanka iyo bulshada inteeda kale, si loo yareeyo farqiga labada dabaqadood.

150

Mashaariicda socota

6

Barnaamijyo

59

Doodo miro dhal leh

200

Fursadaha dhalinta

Bahwadaagteena

Scroll to Top